Murti & Wisdom والحكمة

Soo dhawaw

Bogagan waxaynu ku wadaagi doonaa aragtiyo iyo hawlo. Hawlahaas marba sida ay u diyaar noqdaan ayaan idiinla wadaagi doonaa haddii Eebbe idmo. Aragtiyahase horeba waxaad ugala socoteen boggayga (blog-gayga) oo imikana aad ka heli kartaan haddii ay riixdaan badhanka kor ku yaal ee Blog.

Most welcome

In the following pages, we will share ideas and opinions in addition to other new features to be introduced In Shaa Allaah (IA). Such features will be shared once they are ready. However, you were already following my posts on my blog, which you can be redirected by clicking on the Blog button on the menu.